Portfolio

Halkan waxaad ka arki kartaan website-yada aannu samaynay. Shirkadda Heemaal ee qurxinta, qaabaynta iyo samaynta website-yada. Waxay samaysaa nooc kasta oo website-yada ka mid ah. Dhanka bidix waxa taxan website-yada "dynamic" ah, dhanka midigna kuwa "HTML"ka ah.
Indhodeero.com
Currently Working Technologies used: HTML, XHTML, CSS, PHP with MYSQL
Al-amaan.com
Technologies used: osCommerce W3C - XHTML & CSS PHP with MYSQL
Burao University
Currently Working Technologies used: HTML, XHTML, CSS, PHP with MYSQL
Aftahan.com
Website-kan oo ah mid "Dynamic" ah waxa aannu u samaynay ururka Aftahan ee dhaqanka, afka iyo suugaanta. Waa webkii ugu weynaa ee shirkaddu samayso, wuxuu ka kooban yahay sagaal qaybood (categories) oo waaweyn.
Berberacollege.com
Bespoke Content Management System W3C - XHTML & CSS PHP with MYSQL, RSS & Hosting
Dahabshiil.se
Bespoke Content Management System W3C - XHTML & CSS PHP with MYSQL, RSS & Hosting
Karin-ha.org
Bespoke Content Management System W3C - XHTML & CSS PHP with MYSQL, RSS & Hosting
Maqalloocshe.com
Bespoke Content Management System W3C - XHTML & CSS PHP with MYSQL, RSS & Hosting
Ururkataf.com
Website-kan oo ah mid "Dynamic" ah waxa aannu u samaynay ururka TAF - Togdheer Abroad Foundation, oo ah urur samofal. Waxa uu webku leeyahay meel laga eego faylasha excelka ah ee xisaabta qaadhaanka.
Noorandco.net
Website-kan oo ah mid "Dynamic" ah waxa aannu u samaynay shirkadda Noor and Co Accountants. Waa shirkad karaani ah oo shirkadaha, ururrada iwm ah xisaabxidhka u samaysa.
Alhudamosque.com
Website-kan oo ah mid "Dynamic" ah waxa aannu u samaynay Masaajidka Alhuda ee Bariga Magaalada London. Waxa uu leeyahay meel salaadda laga eego iyo qaybo muxaadarooyinka, tafsiirka, siirada iwm, laga dhegeyso.
Somalicommunity
Website-kan oo ah mid HTML ah waxa aannu u samaynay ururka Haringey Somali Community- waa urur samofal ah oo la shaqeeya bulshada Soomaalida Haringey ee waqooyiga London.