Home About Us Services Portfolio Contact Us Logo
    
Ku soo dhowaada, shi

Shirkadda Heemaal.net waxay kuula diyaar tahay inay kuugu samayso website "Professional" ah - oo muddo kooban. Waxay kaloo kuu soo iibinaysaa "domain name" iyo "hosting", si aad uga maarantid in "Credit Card" lagu weydiiyo. Noocyada websiteyada shirkaddu samayso waxay noqon karaan laba nooc: mid "information" ah oo la gelin karo sawirro, qoraallo, iwm iyo mid "workload" ah oo qaban kara shaqada xafiiskaaga qayb ka mid ah ama dhammaanteed ba. Waxay kuula diyaar tahay shirkadda website qurux badan oo si heer sare ah laguugu sameeyey. "Desing" kasta oo maskaxdaada ku soo dhaca awood bay u leedahay inay kuu samayso. Heemaal, sidoo kale waxay kuugu xidhaysaa websitekaaga "email systam" ay shirkaddaadu leedahay; tusaale ahaan suldaan@aftahan.com ama info@heemaal.net. Websiteyada ay shirkaddu samayso waa kuwo dynamic ah oo aad meel kasta oo aad joogtid agab ka gelin kartid, kana beddeli kartid, uma baahnid inaad kambiyuutarka wax ka taqaanid. Marka ay dhammayso websiteka ay shirkadda Heemaal kuu samaynaso, waxay ku siinaysaa Tababar, ku saabsan isticmaalka websiteka laguu samaeyey ah;
Indhodeero.com
Currently Working

Technologies used: HTML, XHTML, CSS, PHP with MYSQL
Burao University
Currently Working

Technologies used: HTML, XHTML, CSS, PHP with MYSQL