Heemaal Web Solutions
this site is in construction
Heemaal Web Solutions - Shirkadda Samaynta Websiteyada
Nooc kasta oo website ah oo aad u baahan tahay, waxa kuu samaynaysa shirkadda Heemaal ee qurxinta, qaabaynta, iyo samaynta website-yada, sumadaha (logos) iyo boodhadhka (banners). Waxa kale oo ay ka caawisaa soo-iibsashada "hosting"ka iyo magaca webka. Shirkadu website-yada laba nooc oo ayey samaysaa, mid "Dynamic" ah iyo "html" ah.
Dynamic: waa nooc casri ah oo qofka aan kambiyuuterka waxba ka aqoon, ka yaqaanba si fiican u "control" karayo isagoon wax barmaamij kale isticmaalayn. Qofku isaga ayaa wax gelin kara, kana saari kara webka.
HTML: waa mid had iyo jeer aannu u samayno ururrada aan iyagu waxba bed-beddlin ee mar keliya macluumaadkooda gashada webka. Waxay u baahan yihiin inay kambiyuutarka wax ka yaqaaniin haddii ay rabaan inay wax ka beddelaan ama ku daraan.
Cidda shirkaddu website-yada u samayno
Shirkadaha (Companies)
Ururada bulshada (communities
Ururada samofalka ah (charities)
Ganacsatada yaryar (Small business)
Shakhsiyaadka (Individuals)
Wakaaladaha Wararka (news agents)
Iyo nooc kasta (others)
Macluumaadka shirkaddu ku samayso website-yada
• Email facility: meel qofku emailka website-kiisa uu ka akhristo, waxna ka diro.
• Contact Forms: website-ka meel qofka lagala soo xidhiidho.
• Control panel: meel qofku uu websiteka ka kaantaroolo, waxna ka geliyo waxna ka saaro, wax cusub kaga daro, waa meesha ugu muhiimsan ee websiteka laga maamulo.
• Press Release: Meel warbixinta, war-saxaafadeedka iwm laga sii daayo, qaybtan, laba nooc ayaa loo isticmaalaa, mid aad websitekaaga ku daabacdid iyo mid aad saxaafadda u kala dirtid, adigoon mar walba mid gooni ugu dirayn ama emailladooda ku wareerayn.
• Mailing List: Meel dadka website-kaaga soo booqdaa iska diiwaangeliyaan, ka dibna aad warbixinta ugu dirtid.
• Newsletter: meel dadka kuugu jira "mailing list"ka aad uga diraysid warbixinta, wararka, faallada, ogeysiiska, warsaxaafadeedka iwm.
• Calendar: Meel aad kala soconaysid jadwalka taariikhda. Mararka qaarkoodna waxaannu ku xidhnaa "Archive"ka.
• Archive: Kaydyaal, meel wixii aad websiteka ku qortid maalin walba kuu kaydinaysa, waa xog kaydin.
• Committee Message Board: Meel gaar ah oo maamulka sare ee websiteka, ururka, shirkadda iwm ay ku kala war qaataan, meel ay xogta iyo warbixinta websiteka la xidhiidha isku weydaarsadaan.
• Guest Book: Meel dadka websiteka soo booqdaa ay ku dhaafaan wixii talo, tusaale, xog iyo fariin ah. Waa meel lagu dhaafo aragtida laga qabo websiteka.
• Forum: meel dadka ku xidhan websiteku ay isku waydaarsadaan doodaha, halxidhaalaha, fariimaha, talada iwm. Waa gole ra'yi fidineed oo faallada, falaqaynta iwm lagu qoro.
• Gallery: meel lagu guro sawirrada. Waa albanka sawirrada ee websiteka, tobonaan alban ayaad ka dhex samayn kartaa websiteka.
• Count down: Meel laga tiriyo ama laga ogaado inta ruux ee soo booqatay websiteka. Sidoo kale waxaad ka ogaan kartaa inta ruux ee hadda ku jirta websiteka ee isticmaalaysa.
• donation facilities: Meel loogu talogalay ururada samofalka ah oo ay ku samayn karaan "deeq-ururinta".
Ma u baahan tahay in website laguu sameeyo? La xidhiidh :- www.heemaal.net
Heemaal Web Solutions
Suldaan Jaamac
180 Mile End Road
London, E1 4LJ
Tel: 020 7790 6611 / Mob: 079 0380 2139
Email: info@heemaal.net
www.heemaal.net
+ + +
.
wifeys world
gay hitchhiker
soccer milfs
cumshot surprise
nikki price
gf revenge
bait bus
public violations
livejasmin
live jasmin sex
jasmin web
live jasmin
live jasmin
livejasmin
cum bukkake
asian bondage
japanese anal
japanese milf